tabu mid kamid ah atirishooyinka Bollywoodka ugu caansan iyo atirishooyinka 90-maadkii ugu soo jiidashada badnaayeen aadkana loo jeclaa inee aflaamta kasoo muuqdaan.

Waxay kamid tahay atirishooyinka ugu qaab jiliinka wanaagsan ee Bollywoodka soo mareen aflaamteeda 90-kii ugu caansanaayeen waxaa kamid ahaa Vijaypath, Hum Saathi Saathi Hain iyo kuwa kale oo badan.

ka dib aktarka ajay devgan kaaso ah aktarka ay atariishada filimada ugu badan isla sameeyeen sidoo kale waxa ay atariishadan in badan kasoo muuqatay dhawr aflaamood oo hogaamiyaha ka yahay aktarka salman khan sida aflaamta jai ho hum saath saath hain iyo aflaamo kale oo badan iyadoo hadda qayb ka tahay mashruuca bharat

kaaso uu salman khan hogaamiyaha ka yahay atariishadan ayaa la weydiiyay sababta ay u jeceshahay inay la shaqeeso aktarkan tabu ayaa sheegtay inay salman ay taqaanay ka hor inta uusan soo galin fanka iyadoo sheegtay inay isaga saaxiibo dhow yihiin muddo dheer

iyagoo saaxiibtimadooda ay gaarayso ilaa iyo 28 sano iyo in ka badan tabu ayaa sheegtay inay ku qanacsan tahay door walba oo uu salman khan u soo bandhigo madaama ay u hayso ixtitaam weyn

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here