Atirishada Bhumi Pedneker ilaa hada waxay sameysay sedex film kuwaaso kala ah Dum Laga Ke Haisha, Toilet: Ek Prem Katha iyo Shubh Mangal Savdhan halka mashaariic kale sanadkaan iyo midka xiga la imaan doonto.

Waxaana xusid mudan in sedexdaas film ba ay amaan lixaad leh ku heshay qaab jiliinkeda oo heer sare ahaa aawged iyo doorarka laga siiyay oo sareyay.

atariishadan dhawaan waxa ay ka qayb-gashay showga weyn ee BFFS kaaso uu daadihiso Neha atariishadan waxaa barnaamijka ku wehliyay aktarka Rajkumar rao

Karan johar ayaa waxa uu atariishadan weydiiyay su’aal xiiso badan isagoo yiri ” ma jiraa qof aad xiisenayso inay shukaansato kaaso single ama xaasle ah gudaha bollywoodka “

Bhumi badnekar ayaa si weyn u dhoola-cadeysay iyadoo ku Jawaabtay ” waxaa jira dhowr aktaro kuwaaso ku fiican in xariir lala yeeshto laakiin aniga waxaan jeclahay inan shukaansado priyanka chopra jeceylkeeda nick jones sababtoo isaga waa mid qurux badan oo soo jiidasho leh

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here