Dadka afka soomaaliga ku daawadaan taxanaha Hercai todobaadkan waxay waayeen xalqad cusub youtubeka iyo meel walba ayee ka baadi goobeen qaarkoodna wey nala soo xiriireen hadaba maxay tahay sababta ka dambeysa in taxanaha xalqad cusub laga soo bandhigin todobaadkan miyaa la joojiyay hadii la joojiyayna goormee dib loo bilaawaa.

Sida guud taxanaha waxaa la daawan jiray dhanka turkiga maalin walbo jimco ah habeen sabti soo galaayo ayaa hal xalqad oo ka kooban 2 saacadood iyo dhowr daqiiqo laga soo bandhigaayey halkaas xalqad ee dheer ayaa afsomali ahaan idinka la idiin yaryareeta ilaa todobaad la idin gaarsiiyaa.

Hadaba sanadka cusub taxanayaan cusub ayaa bilaawdeen booskii Hercai ama waqtigee soo galeysay waxaa loo qorsheeyay taxanayaal cusub sidaa aawged Hercai waa laga bedelay habeenkii laga soo deyn jiray dhanka turkiga oo maalin jimco habeen sabti soo galeyso ahaan jiray haatana waxaa loo bedelay maalin axad ah habeen isniin soo galeyso.

Sidaa aawged kala wareejinta ayaa kaliftay in hal todobaad xalqadii lasoo bandhigaayey hakad ku yimaadi hadaba goormee lasoo bandhiga xalqada cusub jawaabta waxaa weeye waxaa lasoo bandhigaa 10 bishaan Janaayo oo ku beegan maalin axad ah habeen isniin soo galeyso.

Marka dhamaan asaxaabta sidaas ha u fahmeen in taxanaha maalintii la daawan jiray dhanka turkiga la bedelay dibna usoo laabanayo hada kadibna soo galaayo maalin kasto axad ah habeen isniin soo galaayo waxuuna soo noqonaa axada soo socota oo 10 janaayo ku beegan.

Goordhow lasoco goos gooska xalqada axada laga soo bandhigay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here