
Saif ali khan iyo Amrita singh gabadhooda Sara ali khan ayaa dhexda waxa ay kaga jirtaa waqti wacan iyo waayo qurux badan
maadaama labadeeda filim ugu dambeeyay kuwaaso kala ah kadernath uu noqday filim guuleystay halka filimkeeda simmba isaga uu hayo wadadii guusha
ka dib markii ay ku guuleysatay inay si dhakshi leh aqoonsi ku hesho waxaa sara hadda saf u soo galayn filim soo saarayaasha ugu caansan gudaha bollywoodka waxaana hadda la helay war ku saabsan sababta ka dambeesa inay Sara ali khan ay iska diido samaynta Baaghi qaybtiisa sadexaad
Sara ali khan ayaa iska diiday samaynta baaghi qaybtiisa sadexaad sababtoo Sara ali khan ma doonayso inay qaadato doorka yar ee filimkaaas looga soo bandhigay maadaama filimka uu yahay mid action waxaana awoodda shaashada in badan qaata aktarka Tiger shroff
Sara ali khan ayaa sidaan oo kale waxa ay ku dhacday filimkii simmba maadaama filimkaas muuqaal ahaan ay ku lahayd kaliya 15 daqiiqo