Maxaynu kabaranay kulankii galabta Liverpool 3-1 uga badisay NewCastle United?

0
340

Liverpool ayaa galabta guul muhiim ah ka gaartay kopxda New Castle kadib gool ay ku hormareen 3-1 ayaa loogu sarifay Mane ayaa soo barbareeyay isla isaga ayaa shaqo u diray ilamah Mohamed salah wuxuu yiray anfield No Sleep sidaa lagu kala tagay

Liverpool ayaa markiii labad taariikhda kubada cagta England wada badisay shantii kulan ugu horeeysa furitanka England premier league inta taariikhda la wada ogyahay waxaa kaga horeyay Chelsea (2009-10/2010-11) and Man City (2015-16/2016-17) Back to back ayay wda badiyeen

Liverpool ayaa nooqtay kooxdii ugu horeysay taariikhda England premier 14-kulan xiriir ah ah wada badisay ayda oo kulan kasta dhalinaysay wax ka badan hal goal

Liverpool ayaa haatan 100 gool oo Premier league ka dhalisay naadiga Newcastle Waa kooxdii seddexaad taariikhda tartankan imarka ugu horreysay sidaa sameeyaan qarnigan waxaa sidaa sameyay (Arsenal 107 goal ka dhalisay v Everton, iyo Man Utd 100 gool ka dhalisya Everton).

Wiilka Dunidan cidna joojin karayn ee Mohamed Salah 40 ciyaarood England premier league uu ku ciyaaray gigada Anfield 50-goal ayuu ku lug lahaa 36-goal Wuu dhaliyay 14-goal Saaxiibadisa ayuu ugu deeqay

W.Q. Aduunyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here