Shahid Kapoor iyo Kareena Kapoor sheekadooda jaceyl waa mid kamid ah kuwa ugu xiisaha badan Bollywoodka.

Labada aktar waxay ku jireen xiriir muddo dheer ah iyagoo waqti badan isla qaatay waliba wadaagi jireen Nolashooda dhanwalba ka hor inteena kudhawaaqin kareena inay joojisay xariirka shaahid.

Waxee kagaabsatay inee warbaahinta lawadaagto sababta .balse waxaa lagu xantaa inee kadoorbiday hantida tirada badan ee saif ali khan maadaama reer boqor uuyahay Saif walow uu aad uga da.weynyahay

Waxay guursatay Saif halka Shahid uu xiriir layeeshay Mira Rajput. Labaduba sidoo kale waxay heleen caruur. Shahid Kapoor waa aabe jecel gabar ujoogt Misha. Aktarka ayaa sidoo kale dhawaan ku dhawaaqay imaatinka cunugiisa labaad.

Kareena, waa hooyo ku faaneysa wiilkeeda Taimur. Sidaas ayaana lagu kala jeestay .Labadooda waxaa ugu dambeysay inee wada shaqeeyeen filmka’Udta Punjab’ kadib guushoodii ugu dambeysay filmka ‘Jab We Met’.

In kasta oo ay si wanaagsan ula dhaqmaan bulshada dhexdeeda, haddana wada shaqeynta sidii hore ma ahan.

1 COMMENT

  1. Kareena hantera kumay guursan saif ee dacaayada hinduuga ha soo qaadan nacayb ay muslimiinta uqabaan ayey ilaa hada Kareena ku nacaan heer waxay gaareen eey xitaa wiilkeeda magaciisa lagu qabsado ilaa hada ay unacaan mida kale Kareena hanti kuma yara haday dhaxal noqotana she,s kapoor famaily

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here