Maya oo hooyaded kasoo kaxeysaneyso guriga MJ walee Antara waa la dili rabaa iyo dhacdooyinka xalqada 68-aad musalsalka Beyhadh 2:

0
785

Musalsalka Beyhadh 2 ayaa meel xiiso leh maraayo hadsba hoos kaga bogo dhacdooyinka xiisaha leh ee xalqada 68-aad:

Waxaa wada kulmayaan MJ iyo Maya xili Maya ay kasoo baxday qolka Antara oo ay ugu soo hanjabeysay kadib waxaa booto iyo hadalo kulul dhexmaraayaan Maya iyo MJ.

Dhinaca kale Maya hooyaded waxay ku mashquulsantahay xusuustii hore iyo dhibkii gabadheeda loo geestay sidee ku xusuusan lahed waxaana cunno siinaayo Rajiv muuqaakka xiga Maya ayaa qorsheyneyso sidee kaga taqlusi lahed faraantigii MJ sabab u ahaa in Rudra u galiyo iyada.

Waxaya Maya ku qasbee in Rudra faraantiga isaga kasaari misane uu jabiyo maadama ay gacanteeda dhaawaceyso waxuuna Rudra u qaadaja in faraantiga sabab u yahay dhacaawaca farta Maya.

MJ ayaa ka xumaanaayo siriqda Maya dagtay ee ah sidee kaga taqlustay faraantiga kadib waxaa lagu tusaa Maya oo u hanjabeysa Antara waxayna usheege in goordhow ka taqlusi doonto.

Habeenkii oodhan Antara walwal ayee kujiree xili MJ hurdo la’aan kudhaceyso subaxii markii la gaaro Rajiv ayaa dharkii shaqaalaha guriga xiranaayo waxuuna kafee u geynaa Antara oo qolkeeda huruda balse saxanka kafeega kujira waxuu raacina warqad laga dhigay inee soo qortay Maya hooyaded.

Qorshahan Maya ayaa ka dambeyso markee warqada akhriso waxay toos u weeraree Maya hooyaded waana sidii ay rabtay Maya oo waxay ugu talo gashay in Rudra indhihiisa ku arko dhagahiisana ku maqlo wax walbo.

Kadib Rudra ayaa hooyadiis weydiinaayo sababte waxan u sameyneyso Antara ayaa sheegeyso in Maya iyo hooyaded aargoosi u imaadeen halkaan balse inta aysan sirta weyn kashifin waxaa soo dhexgalaayo MJ oo dhahaayo Antara markake ayee daroogadii isticmaashay yaan lala yaabin hadalkeeda kasoo qaad maleh.

Kadib Antara waxay si cad usheege inee aad u necebtahay Maya iyo hooyaded waxaana hadleyso Maya hooyaded oi dhaheyso waan baxaya oo aqalkeyga ayaan ku laabana ma doonaayo gabadheyda Maya inaan reerkeeda ka dumiyo laakiin Maya ayaa ku dhawaaqeyso in aysan hooyaded ka hari doonin oo iyadana ka guureyso guriga.

Mj ayaa niyada ka dhahaayo waa qorsho aad ugu talo gashay so ma aha? MAYA oo niyada ka hadleyso ayaa dhaheyso dabcan waad ifahantahah ee daqiiqada xigaan waxa kugu dhici doono waad la yaabi doontaa.

Dhamaad xalqada halkaas ayee ku dhamaane..

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here