Klyan Mbappe ayaa si xoogan loo la xiriirinayaa kooxda Real Madrid. 22 jirkan ayaa qardaraaska uu kula jiro kooxda PSG waxa uu dhacayaa 2022.
Mbappe ayaa dhaliyay 21 gool 30 kulan uu ku ciyaaray kooxda Reer France xagaagan.
Kooxda Real Madrid ayaa rabto in ay iska dirto laacibkii hore ee kooxda Chelsea Eden Hazard ayadoona badalkiisa soo qaadanaysa Mbappe.
Hazard ayaa wajahayo dhawacyo fara badan tan iyo markii uu ku biiray Real Madrid.