Meel ku qoro filimka 2aad ee ugu weyn Hollwood abide e Avatar qeybtiisa labaad xiliga la daawan doono iyo sawiro u gaar ah fulimkaan.

1
1155

Filimka Avatar qeybtiisii koowaad waxaa la daawaday 2007dii wuxuuna waqtigaas noqday filimka lacagaha ugu badan abid soo xareeyay kadib markii lacagaha laga helay ay kor u dhaafeen 2 Billion oo dolar wuxuuna jabiyay rikoorkii u yaalay filimkii weynaa ee Tittanic.

Labada filim ee Tittanic iyo Avatar waxaa sameeyay Directedka James Cameroon kaasoo ah Directedka ugu wanaagsan ee Hollywoodka heystaan dhanka sameynta filimada 25tii sano ugu dambeysay.

Hadaba waxaa mar sii horeysay lagu dhawaaqay in filimka Avatar qeyb labaad laga sameyn doono taasoo la yiraahdo Avatar 2 waxaana sidoo kale lagu dhawaaqay xiliga sida rasmiga loo daawan doono waana kirismaska 2020ka 18da December 2020ka.

Halkaan hoose kaga bogo sawiro hordhac ah oo filimkaan laga soo bandhigay;

Avatar
Avatar
Avatar
Avatar
Avatar 2

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here