Jilaaga caanka ah Sushant Singh Rajput ayaa meeydkiisa loo qaaday isbitaalka qeybta meedadka lagu baaro si bal loo baaro jirkiisa inuu Drugs isticmaalay inta uusan dhiman kahor waxaa kaloo la baara calaamado kale jirkiisa hadii laga helo si jirkiisa jawaab rasmi ah looga soo saaro io cadeyneysa geeridiisa.
Dhinaca kale Police-ka ayaa baaritaan wadaan wali waxayna la kulmeen qoyska Sushant, asaxaabtiisa gaarka ah iyo dadkii deriska la ahaa si bal wax uun u cadaadaan beri ama beri dambe jawaabta rasmiga ah ee sababtay dhimashada Sushant waa la ogaan doonaa.

Sido kale caawa isbitaalka ayaa meeydkiisa la dhigay marka baaritaanka la dhameeyo beri ama beri-dambe ayaa la gubi doonaa maadama hader xili habeen ah tahay xiliga hindiya walina jirkiisa baaritaan lagu wado.

Ugu dambeyn director Mukesh Chopra ayaa noqday qofkii ugu horeeyay ee booqday guriga Sushant maanta waayo aad ayee isugu dhowaayeen labadooda filimkiisa udambeyay Sushant ee aan wali la daawana isaga u sameeyay Bollywoodka qeybihiisa kale waxaa macquul ah inee ka qeyb galaan gubitaanka meeydkiisa beri ama beri dambe.

Ilaa hada waxaa lakala cadeyn la’yahay sababta Sushant isku dilay ma jaceyl dartiisa, ma murugo kale oo nolosha ka heysteena, ma dil shirqooleysana ilaa hada lama oga akhriste adiga maxay kula tahay nala wadaag fikirkaada.


Waxay ilathy in karone ka xanajiyay guriga ku cajisay kadibna isdilay
Wllhi_ani hindidan wa ka yaabay dilka aktooda easy ka yahay
Waxa laga yaba inuu dil qorsheesan yahy fikradeeda ahaan
Fikradada waan kugu racsanahy qof her fican nolosha ka tagan sidu isku dili karaa
Dhimashada Actorkan waxaan ubadinaya in uu isdilay sabab laxiriirta Nolosha oo suu rabay Noqon waysay iyo guul daro is dabajoog ah uu lakulmay
Xaqiiqatan wali waan layaabanahay sababta uu isu dilay nin sare ukac sameenayey dhanka shaqada ayuu ahaa xita waxan akhristay war uu ina adeer soo saaray inuu rabey november sandakan inuu guursado sushan gabadha uu xiriurka kale dheexeyey ee Rea Chakaraborty ilaa hada sababta isdilkiisa lama fahmin wuxuu xanuunka uu hayeyna waa un mudo hal isbuuca
saagl filim ayuu sameyay itoobadan waxay noqdeen qaar guulaysta mustaqbal kisuna wuu siikacayay lama odhan karo guurdaro ayu siku dilay actarkan