Home » Nolosha Jilaayaasha » Mega Star Amitabh Bachchan Oo Sawiro Laga Soo Qabtay Xili Uu Mumbai Dhex Mushaaxayey (+Sawiro)

Mega Star Amitabh Bachchan Oo Sawiro Laga Soo Qabtay Xili Uu Mumbai Dhex Mushaaxayey (+Sawiro)

Amitabh Bachchan oo kamid ah Super Stars ugu waaweyn taariikhda fanka hindiya ayaa wali ku dhexjira fanka isagoo 75 jir ah walina shacbiyadiisa iyo maqaamkiisa taaganyahay.

Bachchan waxaa laga soo qabtay sawiro xili uu kasoo baxaayey Studio caan ah oo Mumbai ku dhexyaalo xili uu labisna dhrka hidaha iyo dhaqank hindug sido kalena deg degsana markuu soo baxaaayey.

Waxuu gaba gabeyay jilaagan jadwalkiisa duubista filmka Thugs of Hindostan kaaso la dawan doono sanadkaan Diwaliga waxana uu la hogaamin doona Aamir Khan.

Halkaan Hoose Kaga Bogo Sawirada Amit Laga So Qabtay:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *