Mega Star Salman Khan waa atooraha ugu awooda badan Bollywoodka waqtigaan la joogo hadii uu ilaa 2019 awoodisa sii taagnaato waxay noqoneydaa taariikhda fanka Hindiya atooraha ugu awooda badnaa abid marka xeerka 10ka sano la fiiriyo micnaha xidigaha awooda ku qabsdeen hada kahor 10 sano oo xariir ah kii ugu awooda badnaa ayuu noqonaa.

Sababtoo ah si waali ah ayuu 2010 ilaa hada Box-officeka oga gadmayaan aflaamtiisa waana xidig awood ku heesta waqtigaan fanka.

Sidaas ay tahay hadana Salllu wax uunba la dheeryahay, Bollywood King Khan waa mid kamid ah xidigahah waqtiyo kala duwan awood ku qabsadeen Bollywoodka waana nin maqaamkiisa aan loo dhowaan karin.

Hadaba waxaan heynaa iskooro uu SRK sameyay Sallu na looga baahanyahay inuu si dhaqsi ah iskooradaas kusameyo oo ku gudo.

Fadlan Halkaan Hoose Kaga Bogo Iskoorada SRK U Yaalo Wali Ee Salman Khan Sameynin:

Bigger Grosser of the Year Overseas  (Sanadaha Ay Sameeyeen Filimada Lacagaha Ugu Badan Suuqyada Caalamka Kasoo Xareeyeen)

Salman Khan 5-jeer: 1994, 1996, 1999, 2015 & 2016

Shah Rukh Khan 19-jeer: 1993, 1995, 1997 ,1998 ,2000, 2001, 2002, 2003, 2004,2005, 2006, 2007, 2008, 2009, 2010, 2011, 2012, 2013 & 2014

Bigger Opener (Sanadaha Ay Sameeyeen Filim Si Waali Ah Boxoffice-ka Kaga Furmeen):

Salman Khan 10-jeer: 1996, 1999, 2000, 2005, 2009, 2010, 2011, 2012, 2015 & 2016

Shah Rukh Khan 15-jeer: 1992 ,1993, 1994, 1995, 1997, 1998, 2001, 2002, 2003, 2004, 2006, 2007, 2008, 2013 & 2014

La Soco Marka Xiga Waxaan Diirada Saari Doonaa Salman Khan Samankiisa Ama Xiligiisa Iskoorada U Hirgaleen Ee SRK Xujo Ku Tahay Inuu Gaaro……..

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here