Mega Star Salman Khan iyo filimada Hit dhameystiran u noqdeen.

0
845

Mega Star Salman Khan waa mid kamid ah jilayaasha ugu waaweyn uguna shacbiyada balaaran gudaha India iyo daafaha caalamkaba wuxuuna la yimid filimaan badan oo waaweyn misna Big Hits noqdeen.

Hadaba waxaan sii amba qaadi doonaa maqaalkii aan uga hadleyna jilayaasha ugu caansan India iyo filimada ay keeneen natiijada ay gaareen waxaana toogtaan soo qaadan doonaa Salman Khan iyo filimada Hit dhameystiran u noqdeen.

All Time Blockbuster; Hum Aapke Hain Koun, Bajrangi Bhaijaan.

Blockbuster; Karan Arjun, Hum Saath Saaty Hain, Dabangg, Ready, Dabangg 2, Bodyguard, Ek The Tiger, Kick, Sultan, Tiger Zinda Hai.

Super Hit; Jeet, Pyaar Kiya to Darna Kya, Biwi no1, No Entry, Partner,

Hit; Judwaa, Bandhan, Hum Dil De Chuke Sanam, Dulhan Hum Le Jayenge, Baghban, Mujhse Shaadi Karogi, Wanted, Prem Ratan Dhan Payo.

Guud ahaan Filimada uu Sallu keenay BOI waxay xogtoodo soo daabacday 65 filim waxaana Sallu Hit dhameystiran u noqdeen 25 filim kuwaasoo kala ah 2 filim ATBB 10 filim Blockbuster ah, 5 filim Super Hit ah iyo 8 filim oo Hit ah.

FG; waxaa jiraan filimo guulo waaweyn gaareen misna Big Blockbuster noqdeen sida Main Pyar Kia iyo kuwa Flop noqdeen balse xogtaan waxay ku qotontaa 1994tii wixii ka dambeeyay.

Maqaalkeena xiga waxaan kusoo qaadan doonaa filimada u guuleysteen Salman Khan balse Hit dhameystiran aanan noqonin sida Average iyo Same Hit.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here