Alisha Panwar oo ah gabar Hindi ah sidoo kalana jisha taxanayaasha Hindida iyo Hazal Kaya oo ah atariisho Turkish ah sidoo kalana jisho taxanayaasha Turkida ayaa aad loola yaabay sida ay isku shabahaan isuguna egyihiin waxaadna moodaa in labadooda lakala jeexay.

Ma rumeysan kartid sawirada laga soo bandhigayo adigoo mararka qaar xitaa ku wareeri doono midee Alisha ah mideesa Hazal ah.

Hadaba halkaan hoose ka daawo sawirada kadibna adiga uun qiimeey heerka isku ekaanshahooda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here