Waxaa si rasmi ah loo soo daayey xalqadii 21-aad ee taxanaha aad wada sugeyseen Hercai xalqadan dhacdooyin cusub ayaa lagu arkah haba ugu darnaato in oday Hazar uu been ka sheegay Miiraan isagoo dhahay qofka jaranjarada iga soo tuuray waa asiga.

Macluumaad walba iyo dhacrooyinka xalqadan waxaan soo galinay kanaalkeena Filimside Media qaab muuqaal ahaan ah fadlan booqo kanaalka ama Link-ga hoose kudhufo ka daawo ama si toos ah Youtube-kaada kaga booqo.

Waa kanaal aad ka heli doonto macluumaad kala duwan sida Sports, nolosha jilayaasha Bollywoodka, koonfur India iyo waliba turkiga xidigaha ugu caansan waxaad kaloo ka heli doontaa musalsalo ama taxanayaal kala duwan.

Sida Hercai, Bepanah Pyaar, Piya Rangrezz iyo taxanayaal kale oo hindi iyo turkiba isku jiraan fadlan nagu caawi inaan sare u qaadno kanaalkaas oo booqo Subscribe saar lana soco kanaalla waa Filimside oo Youtube laga dhigay.

Hercai xalqadii 21-aad Filimside Media ayaad ka helee hada booqo waa mahadsantihiin dhamaan inta codsigeena tixgalisa in badan….

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here