Home » Nolosha Jilaayaasha » Mira Kahor Aan Dib U Milicsano Atirishooyinka Xiligii Ay Uurka Lahaayen Waxa Loo Diyaariyay (+Sawiro)

Mira Kahor Aan Dib U Milicsano Atirishooyinka Xiligii Ay Uurka Lahaayen Waxa Loo Diyaariyay (+Sawiro)

Shahid Kapoor iyo xaaskisa Mira Rajput ayaa bisha Sept sugayaan inee soo dhaweyeen ubadkooda labaad wiil ama gabar waxuu noqdaba ayagoo u diyaar garooweyn soo dhaweenta ilmahooda cusub maadama Mira uurkeda dhowyahay xiligii ay dhali lahed.

Hadaba waxaa dib loo soo daabacay Mira kahor atirishooyinka Bollywoodka ee Shopping-ka iyo isu diyaarinta kujireen xiligii ay uurka lahaayen sido kalena dhoweed dhalmadooda.

Liiskan waxaa soo gali doonan gabdho aan atirisho ahen balse la dhashteen xidigo caan ah fadlan halkaan hoose  kaga bogo sawirada laga soo bandhigay…

Aishwarya Rai Bachchan:

aisj

Esha Deol:

esha

Soha Ali Khan:

soha

Shilpa Shetty:

shilpa

Lara Dutt:

lara

Arpita Khan Sharma:

arpita

Mira Rajput:

Image result for mira baby shower pics