Home » Nolosha Jilaayaasha » Mira Rajput Oo Mumbai Dhex Mushaaxeysa Xili Uurkeda Muuqdo Shahid Cunugiisa Labaad Ayuu Sugayaan (+Sawiro)

Mira Rajput Oo Mumbai Dhex Mushaaxeysa Xili Uurkeda Muuqdo Shahid Cunugiisa Labaad Ayuu Sugayaan (+Sawiro)

Waxaa maanta sawiro laga soo qabtay Shahid Kapoor xaaskisa Mira Rajput oo kasoo baxeysa meel kafeega lagu cabo eek u taalo magaalka Mumbai.

Mira marka ay dhali doonto ma dheero sababtoa h uurkeda waa mid banaanka yaalo sida ay horey usheegtayna wey dhowdahay waxayna isku diyaarinayaan lamaanahan inee soo dhaweyaan ubadkooda labaad.

Daraad mar ay Instagram-ka fadhiday ayaa qaar kamid ah taageeryaasheda wey diyeen wiil ama gabar waxa ay sugeyso ama uurka ku sido balse ma aysan sheegin midna oo waxay tiri maba garanaayo waxuu ahaadaba waan sugi doona aye tiri gabadhaan.

Hadaba halkaan hoose kaga bogo sawirada laga soo qabtay Mira maanta: