Waxaa xalay lasoo bandhigay goosgooskii 1aad ee taxanaha Hercai kaasoo xalqooyinkiisa meel xiiso leh marayeen asigoona goosgooska lagu soo bandhigay dhacdooyin aad u xiiso badan.
Hadaba sidaas Shabakada Filimside kaga barateen halkaan hoose kaga bogo dhacdooyinka gosgooska oo dhameystiran;
-goosgooska ayaa ka bilaaban doono Miran oo ayaydiisa Caziiza kuleh; “markasta oo aan hooyadey ka hadli rabo waad I aamusisaa”
-Caziiza ayaana Miran ugu jawaabeyso; “Sababta waxay tahay si aadan u murugoonin adiga”.
-Balse Miran ayaa Caziiza ugu jawaabayo; “Aniga anoo faraxsan xagee igu aragtay sideyda aaba u murugeysan wiil yar oo aabihiis iyo hooyadiis waaye sidiisa asiga ayaaba u murugeysan”.
-Waxaa ku xigaayo Suldaana oo u soo galeyso Miran ayaydiisa waxayna ku dhahee; “Habaryar shakraan waan kuu cabsanayaa meeshaan isaga tag waayo Caziiza kuuma ogolaaneyso inaad nabad ku joogtid”.
-Miran ayaydiisa ayaana markaas Suldaana ugu jawaabeyso; “Aniga halkaan Miran dartiis ayaan u imid” kadibna wey is marxabeynaayaan.
-Waxaa xigtoMiran Ayaydsiisa Shakraan oo u tageyso Caziiza waxayna ku dhahee; “Aniga waan ku sugaayay Caziiza kahor inta aanan qolka ka bixin si aan kuu siiyo amaanadaada” kadibna waxay u dhiibee warqad yar oo u eg kuwii cadowga 3aad usoo qori jiray iyada.
-Caziiza markii ay aragto warqada ayay waali ku siganee waxayna jajabinee alaabta qolka taalo ayadoo aad u xanaaqsan waxayna u badantahay in Miran ayaydiisa Shakriya ay tahay Cadowga 3aad ee Caziiza leedahay balse lama hubo.
-Waxaa inoogu xigo Miran oo qasriga kursi kasoo tuuraayo kadibna Reyyan ku dhahaayo; “Ma taqaanaa xaqiiqda waxay tahay? Adiga waaye xaqiiqdeyda aniga hadii adiga aadan joogina waxay lamid tahay inaan ana jirin”.
-kadibna muuqaal Romance ayaa ku xigon xili Miran uu xambaarsanyahay Reyyan ayadoo Reyyan ku dhaheyso Miran I daji halka Miran ugu jawaabayo soo naagteyda ma tihid? Wuxuuna geynaa sariirta asigoona goos gooska halkaas ku go’aayo.
Filimside Media Youtube kusoo biir
Hei der er bar