Miran iyo Azaad waa cadow markii taxanaha jilayaan balse nolosha caadiga waa saaxiibo. Daawo sawirada.

0
1774

Miran iyo Azaad waa labo kamid ah jilayaasha ugu muhiimsan taxanaha Hercai inkastoo Miran uuba atooraha koowaad yahay hadana Azaad kama liito Miran wuxuuna taxanaha ku leeyahay door aad u xoogan.

Miran iyo Azaad waxay taxanaha ku jilaan door ay cadow isku yihiin maadaama ay hal gabar isla jeclaanayaan inkastoo Reyyan ay Miran jeceshahay balse cadaawadooda waxaa circa sii galineyso cadaawada labada qoys ka dhaxeyso iyo in Miran uu aargoosigiisa Reyyan ku xumeynaayo taasoo uu Azaad aad uga xanaaqsanyahay.

Haatan Azaadf wuxuu guursaday misna xaaskiisa noqotay Miran ina adeertiisa Iiliif inkastoo sida xaqiiqda ay tahay in Azaad iyo Miran ay ilmo adeero yihiin balse iskama warqabaan.

Hadaba waxaan idiin heynaa in Miran iyo Azad nolosha caadiga saaxiibo ku yihiin sidoo kalana si wadajir sawiro u galaan taageerayaashoodana u madadaaliyaan ayagoo waliba sawirada qaar xitaa bogooda Instagramka soo galiyaan.

Hadaba halkaan hoose kaga bogo;

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here