Dhamaadka xalqada 56aad ee taxanaha Hercai waa mid xiiso u sii yeeleysa in la daawado ama la sugi waayo xalqada 57aad ee isbuuca dambe hadaba dhacdooyinka xalqadan dhamaadkeeda oo faah faahsan hoos kaga bogo:

1-Miran waxuu aaday eelaboorka si uu usoo kaxeeyo walaashiis AZRA oo istanbul ka imaaneyso si uu ula kulansiiyo hooyadiis Dilshah maadama ay sidaas iyada farxadeeda tahay hadaba markuu tago Airport-ga wuu la kulmayaa gabadhii halkaasena isku baranayaan.

Waxay oga sheekeyneysa qaabkii Dilshah u murugootay markii isaga ay umaleyneysay inuu dhintay waxay kaloo amaaneysaa Caziiza midaaso Miran ka yaabineyso.

2-Fusun waxay afduubaneysaa Caziiza waxayna usheege inee Miran caawa dileyso waliba qaab shil ah balse Fusun waxaa loo sheega in gabadheeda nooshahay waliba waxay Caziiza dhahee gabar ayaad dhashay mana dhiman gabadhaada si aan gabadhaada kuusiiyo Miran iguso wareeji oo ha dilin.

3-Darawalkii gaariga xamuulka waday e lagu amra inuu Miran dilo qaab shil ah telefaanka kama qabanaayo Fusun sikaste ahaataba Miran shilka wuu galay gabadha la socotay waxba ma gaarin balse isaga ayaa dhiig baxay wuuna suuxay.

4-Caziiza waa lasoo fasaxa waxayna soo beegsanee bartii shilka ka dhacay iyadoo waceyso Reyan una shegeyso sida wax ujiraan sdo kalena Reyan iyo Hazar ayaa goobta imaanayaan halkaas ayee kuwada naxayaan marke arkaan Miran oo dhulka yaalo shil na galay.

5-Reyan xalqada bilawgeeda waxay ku riyootay iyadoo wiifow ka dhici rabto ayaa qof qabanaayo qof gacantiisa nala tusaa oo maro casaan ah ugu xiran waxayna u muuqatay Miran gacantiisa oo waxaa laga wadaa gabar ayaa soo dhexgaleyso hadaba Reyan goobtii Miran shilka ku galay ayee ku arkee isla maradii ay ku riyootay waana gabadha meesha joogto.

Jaceylka Miran iyo Reyan gabadhan cusub  ayaa soo dhex geli doonto dabcan laakiin aan aragno qaabkee usoo dhex gasho…

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here