Waxaa lasoo bandhigay xalqada cusub ee taxanaha Hercai waana xalqada 53aad oo jimco la daawaday hadaba dhacdooyinka xalqadan dheer ayaan idiin sharaxeena balse 8-qodob aan ukala qaadeyna anagoo 8-maqaal ka diyaarineeno qodobka kowaad hoos kaga bogo:

Sidaan wada ognahay Miran waa la xiray xalqadii udambeysa todobaadkii hore isagoo lagu eedeyay dil arinkaas beri ayuu ka yahay waxaana lawaday isagoo lahaa aniga waan soo laaban doonaa wax dambi ah ma sameynin.

Hadaba Miran markii la wado nimanka maba ahan boolis ee waa niman uu Jihaan soo dirsaday waxaana Miran bad baadinaayo Maxamuud oo ah gacanyarihii Caziiza markii Miran la bad baadiyo waxuu ogaana in Jihaan ka dambeeyay falkaas .

Miran waxuu Maxamud weydiina sababu u bad baadiyay iyo sida uu ku ogaaday nimankan ineysan ahen boolis waxuuna Maxamuud dhahaa Caziiza ayaa igala dar-daarantay innaa adiga, Reyan iyo Hazar nafteyda idiin huro sido kalena nimankan ineysan boolis ahen waxaan ku ogaaday ayuu dhahaa inee magaalada meel kabaxsan kuu kaxeyeen bedelkii ay saldhiga booliska ku wadi lahaayen.

Maxamuud oo xabad kudhacday waxuu Miran weydiinaa qoka shirqoolkan ka dambeya si uu Caziiza usoo bad baadiyo waxuuna Miran dhahaa qofka I shirqoolay ayaa caziiza afduubte orod soo bad baadi balse Miran maxamuud uma sheegin magaca Jihaan.

Lasoco dhacdooyinka kale ee xalqadaan..

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here