Home » Nolosha Jilaayaasha » Miyaad Xasuusataa Shactiroolahan Laakiin Hadda Halkee Ayuu Ku Dambeeyay

Miyaad Xasuusataa Shactiroolahan Laakiin Hadda Halkee Ayuu Ku Dambeeyay

bollywoodka waa shirkad caalami kaaso dhisan in ka badan 100 sanadood waxana soo marayn kumanaan actor kaaso mid walba uu lahaa xirfad jiliin u gaar ah

sida action romance iyo comedian iyadoo aktaro badan ay imaadayn qaarna ay tagayn laakiin lama ilaawi doono aktaradii naga qoslin jirtay taaso dadka ay si weyn u jeclaayeen

maanta waxan ka hadlaynaa shactiroolaha weyn oo soomaalida si fiican u taqaan waxaana ay ugu yeeraan magaca kut laakiin magaciisa dhabta ah waa dinesh hingorani

isagoo caan ku aha aflaamta shactirada waxa uuna caan ahaa xilliyadii 90s isagoo kasoo muuqday aflaamo badan iyo musalsalada ka baxa Tv-Yada

aflaamta caan ka ah ee lagu xasuusto aktarkan waxaa ka mid ah dil saajan raja baazigar iyo aflaamo kale oo badan waxa uu kasoo muuqday in ka badan 300 aflaamood waana mid ka mid ah shactirooolayaasha ugu fiicnaa ee soo maray shirkadda bollywoodka

 

miyad xasuusataa doorkiisa caan ka ahaa ee filimka hera phera oo naana manaxe talephone ka isku wareerinayaan iyo doorkii filimka baazigar ee uu cabayo shaaha caleen la’aanta .

dinesh hadda waxa uu iska daayay sameynta aflaamta madaama ay soo wajaheyn xanuuno badan madaama da’diisa ay sii weynaatay isagoo bollywoodka ka tirsanaa in ka badan 46 sanadood kasoo 1967 ilaa iyo 2013 waqtigiisa ugu badnaa waxa uu ku qaatay 90s

Maxad Ku Xasuusata Shactiroole Kutt

One Response to Miyaad Xasuusataa Shactiroolahan Laakiin Hadda Halkee Ayuu Ku Dambeeyay

  1. Xaniif

    October 23, 2018 at 10:43 pm

    Hhhhhhhhhh
    Waxa ku xasuusta
    Flimkii INSAAF
    inta asii naagtiis iyo shilpa ay is haastaan
    Iyaga gaarigeeda ayey ka jajawinayaan iyadana
    alaabta gurigay ewer ka dhigee hhhhhhh