Shah Rukh Khan gabadha quruxda badan ee uu dhalay Suhana Khan waa mid kamid ah saxaafada dhalinta ay xiiseyaan kuwaaso ay dhaleen xidigaha caanka ah

gabadhan ayaa sidoo kale waxaa ay si weyn u gil-gilaysaa baraha bulshada iyadoo mar walba soo dhigta sawiro shidan oo qurux badan waxaana midaas ay keentay in si weyn loogu mashquulo gabadhan

haddaba qof waliba waxa uu sugaya goorta ay gabadhan ay kusoo biiri doonto filim jilista laakiin waxaana la yaabi doonta in maanta ay ku haayo sawirka muuqalkayda kowaad ee kaaratada filimka lagu magacaabo The Grey Part of Blue.

laakiin ma ahan sida aad u fakirayso kani maahan filim ee waa ruwaayad lagu qaban doono Collegka ay Suhana dhigato maadaam Suhana ay ka mid tahay ardayda ugu jiliinka wanaagsan ardayda ka College kaas iyadoona dhawaan ay qaban doonan xaflada weyn oo lagu macsalaamayn doono ardayda qalin-jabisay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here