Filimka jaceylka sedex geesoodka ah Pati Patni Aur Woh ee sedexda dhalinyar hogaamiyaha ka yihiin Kartik Aaryan, Bhumi Pednekar and Ananya Pandey waxaa horey loo qorsheeyay in la daawado 10 Jan 2020 balse haatan waxaa lasoo hormariyay waxaana si rasmi ah loo daawan doonaa 6 Dec 2019.

iyadoo dhawaanahan si weyn loo hadal-hayay aktarka Karik Aryan iyo xariirada uu la leeyahay labada atariisho Sara Ali Khan iyo Ananya Pandey iyo atariishada uu jaceylka la wado taasi markii dambe la ogaaday inay Sara iyo Kartik Aryan inay wada socdaan

laakiin atariishada Sara Ali Khan weli kama hari doonto magaca Ananya Pandey maadaama aysan farxi doonin wada shaqaynta Ananya iyo Jaceylkayda Kartik iyo sawirada laga soo bandhigay xili ay wada duubaayeen muuqaalo Romance ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here