Mooryaan ayay qarow ku aragtay kadibna waxay laqday faraantigii guurkeeda. Layaabka aduunka. sawiro.

0
533

Gabar u dhalatay wadanka mareykanka laguna magacaabo Jenna Evans ayaa iyadoo hurdeyso afka gashatay kadibna laqday faraantigii guurkeeda oo ka sameysnaa dheyman.

Gabadhaan oo arooskeeda mudo yar ka dhinaa ayaa waxay ku qarowday iyadoo saaran tareen ay la saaranyihiin mooryaan dadka xada waxayna ka baqday in faraantiga guurkeeda ka xadaan afkaa yayna gashatay balse subaxii markii ay soo kacday faraantigii wey weysay.

Gabadhaan ayaa markii dambe ogaatay in faraantigii intii ay huruday laqday waxayna u sheegtay xabiibkeeda kaasoo qosol la dhacay kadibna gabadhii isbitaal u kaxeeyay.

Iscan la saaray ayaa lagu xadiday halka uu faraantiga kaga jiray kadibna qaliin lagu sameeyay ayaa looga soo bixiyay.




LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here