Mouni Roy waa mid kamid ah atiriishooyinka Bollywoodka ugu shidan waqtigaan la joogo waxayna sameysaa Fashion iyo xayeysiimo kala nooc ah oo shirkado badan ayaa jecel inee la shaqeyaan.

Asal ahaan gabadhaan Tv-yada India ayee ka shaqeysan jirtay oo musalsalo dhowr ah ayee sameeysay waxaana ugu caansan musalsalkeeda Naagin oo labadiisa qeyb ugu horeyeen ay hogaamiye ka ahed.

Waana taxanaha Tv-yada India ugu weyn waqtigaan hadaba Mouni ayaa laga soo bandhigay 5 sawir holac ah oo shidan kuwaaso jirkeeda qaar dambaha muuqanayaan waana Fashion-kii u dambeyay bishaan December ay sameeysay.

Fashion ayee sameeysay oo lagu xayeysiinaayey labiskeeda waana sawiro indhaha aan laga qaadi karin dabcan Mouni waa atiriisho in badan laga doon doono sawiradeeda iyo xogteeda barta Google-ka hoos ka daawo sawirada Mouni ee Internet-ka qabsadeen.

Latest pics of Mouni Roy
Sexy lady in black
Sensuous pose
With the touch of swag and elegance
Set to don her negative avatar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here