Deepika Padukone shaki kuma jiro inee caan tahay xidigtaana taageerayaal kala duwan ayee daafaha caalamka ku leedahay haba kamid ahaadeen muwaadaniinta dalka Mareykanka oo iyagu xidigtaan iska jecel balse Priyanka ayee kasii jecel yihiin marka ladhaho atiriisho hindiya kasoo jeeda waayo halkaas PeeCee ayaa ku caansan.

Sanadkii hore 2019 mar Ranver iyo Deepika nasiino Mareykanka u tageen waxaa dhacday arin xiiso leh maalin maalmaha kamid ah iyagoi meel muqaayad ah imaadeen ayee rabeen inee dalbadaan cuno markaasa waxaa loo keenay buuga cunooyinka meesha laga helo qoranyihiin si qofwalba dooqiisa udalbado.

Arinka xiisaha leh waxay tahay in Ranver buuga ku arkay magaca Deepika markuu weydiiyayna waxuu ogaaday in cunooyinka qaar magaca Deepina wataan arinkaaso labadooda ka yaabisay intuu Screenshot ka qaatay ayuu baraha bulshada soo dhigay waxuuna dadka usheegay sheekadii uu la kulmay.

Arinkaan maanta iyo shalay waa lasoo cusbooneysiiyay dabcan baraha bulshada waad ku aragtay taageerayaasha Deepika ayaana wad wadaan dhanka shaqada labadoodaba waxaa udiyaarsan Filimka 83 halka Deepika ay hader duubis ku bilaawday mashruuca Pathan ee SRK wasa hogaaminayaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here