Home » Nolosha Jilaayaasha » Murqaha Uu Ranveer Singh Sameestay Wuxuu Dhaliyay Xasuusta Sunny Deol Oraahdisa Caaanka Ahed (+Sawiro)

Murqaha Uu Ranveer Singh Sameestay Wuxuu Dhaliyay Xasuusta Sunny Deol Oraahdisa Caaanka Ahed (+Sawiro)

Inaba caadi ma ahan sida uu isku dhisay Ranveer Singh murqo siyaadana usameestay isagoo doonaya inuu kaga run sheego shaashada horteeda iyo filmkiisa Simmba.

Waxaa dib loo xasuustay oraahdii Super Star Sunny Deol 90-maadkii caanka baxday ee kujirtay filmka Damini kaaso la daawaday sanadkii 1993.

Sunny Deol waxuu ahaa atooraha ugu caanksan dhanka Action-ka 90-kiina ugu awooda badnaa Bollywoodka mana lagu gaarin ka dhabeenta shaashada horteeda xanaaq ama dagaal.

Filmkii Damini waxaa laga keydiya Sunny hadalo badan oo caan noqdeen si qaas ah isagoo u caga jugleenayo Amrish Puri oo ay soomalida u taqanaao Indho caag ama saalimsey waxuu yiri Sunny “Yeh Dhai Kilo ka Haath Jab Kisi Pe Padta Hai  Toh Aadmi Uthta Nahi“ oo micnaheeda ah tani waa  gacanteyda hana umaleen gacan caadi ah qofkii ay halmar ku dhacdo dib dambe uma kacaayo wuu xijaabana kkkk inaba caadi ma aha Sunny.

Hadaba Ranveer Singh ayaa doonaya inuu Sunny iska bareejeyo murqihiisa oo kalena soo bandhigi qaabka uu gacanta u heesto ayaa dhashay in la xasuusto oraahdi Deol, halkaan hoose kaga bogo sawirada Ranveer Singh iyo oraahda Sunny Deol muuqaal ahaan filmkii Damini marka Amrish loo digaayo..

Ranveer-singh-(5)

Ranveer-singh-(27)

Ranveer-singh-(4)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *