Home » Arimaha Bulshada » Muuqaal: Gabar iyo wiil loo diiday inay is guursadaan oo jid dhexdiisa isku daldalay

Muuqaal: Gabar iyo wiil loo diiday inay is guursadaan oo jid dhexdiisa isku daldalay

Wiil iyo Gabar is jeclaa ayaa isku daldalay dhinac jid u dhow Magaalada Bayyannagudem ee dalka India.

Labadaan oo ahaa kuwa is jecel ayaa qoorta isaga xiray xariga kadib markii ay ku istaageen mooto ay soo qaateen oo ay waalidkooda ugu sheekeeyeen inay suuqa wax uga soo iibsanayaan.

Labadaan Lamaane ayaa loo diiday inay is guursadaan waxayna go’aansadeen inay nolosha faarujiyeen.

Labadaan aadka isku jeclaa ayaa la weysanaa muddo laba maalin ah, waxaana arrintaas lagu wargeliyey Booliska balse nasiib xumo waxaa laga helay meydkodoa jid ku yaal xaafada Bayyannagudem, waxayna dadka deegaankaas xaqiijiyeen inay gacantooda isku dileen kadib markii ay iska soo raariciyeen geed ku yaalo dhinac jidkaas.

Haddaba halkaan hoose ka daawo muuqaalka:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *