Home » Nolosha Jilaayaasha » Muuqaalka Dagaalka Suuliga Dhexdiisa Filmka Mission Impossible Fallout Internet-ka Ayuu Gil Gilayaa (+Video)

Muuqaalka Dagaalka Suuliga Dhexdiisa Filmka Mission Impossible Fallout Internet-ka Ayuu Gil Gilayaa (+Video)

[Video] Here’s the bathroom action scene from Mission Impossible Fallout that internet can’t stop talking about

Waxaa lasoo bandhigay muuqaal kamid ah filmka weyn ee Mission Impossible Fallout muuqaalkaaso ah mid Tom Cruise uu ku sameenayo dagaal lug iyo gacan ah xili suuliga ama musqusha lagu  wada jiro.

Maadama mashruucan dunida oo dhan laga wada sugaayo Action heer sare ahna uu yahay si waali ah ayaa Internet-ka hader looga daawanayaa ayadoo la xiiseynaayo bandhiga Tom  waxaana la wada sugaa mashruucan oo la daawana 27J bishaan July.

Tom taageerayaashisa film ka farxiyo ayuu la yimid waxaana hader lagu doodayaa taxanahan qeybta loogu jecelyahay inuu noqon doono, fadlan halkaan hoose ka daawo muuqaalka dagaalka Tom Cruise laga soo bandhigay….