Sushant Singh Rajput waxuu geeriyooday 14-june isagoo xarig isku dal-dalay xili uu qolkiisa kudhexjiray kaligiisna ahaa xanuunka Depression-ka ayaa hayey sida la sheegay oo uu ka qaaday dhibaatooyin uu kala kulmay dhanka Bollywoodka sida wararka sheegayan inkastoo Police-ka wali baaritaan wado.

Saas eetahay shacabka hindiya ayaa ku kacsan reer Bollywood si guud ahaaned hadana si gaar ahaaned shaqsiyaad dhowr ah ayee ku kaceen Sushant tacsidiisa waxaa ka qeyb galeen dad dhowr ah marka Bollywoodka laga hadlo.

Waxaa kamid ah Vivek Oberoi oo isaga goobta saxaafada kula hadlay dadkana ka codsaday inee u duceyaan Sushant sido kale xanuunkiisa oo kale qof hayo inaan la cidleynin oo laga warhaayo ayuu dadka ugu baaqay.

Waxaa kaloo imaadeen goobta sids Shraddha Kapoor, Ekta Kapoor, Kriti Sanon, Rhea Chakraborty, Varun Sharma, Abhishek Kapoor iyo kuwa kale balse xidigaha caanka ah ma aysan imaanin ee ugu magaca weyn badankoodna baraha bulshadee ka tacsiyoodeen.

Hadaba muuqaalkan hoose waxuu ka turjumaa qaabkii Sushant tacsidiisa udhacday xili roob Mumbai ka da’aayay ayee ahed galabna ah waad arki kartaa jilayaasha afka uduuban iyo saxaafada balse waxaa dhib ah meeydka marka ka gubaayey in ka arko maadama saxaafada iyo dadka kaa qarinayaan weyna adkeed in la duubo hoos ka daawo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here