:

Malaika Arora wararkeeda ayaa maalmaha dambe waxa uu noqday mid si weyn loogu xiiseeyo dalka india maadaama atariishadan ay  xariir la sameesay aktarka Arjun Kapoor kaaso ay ka weyn tahay 11 sano

waxaana hadda labadan lamaano ay shaaca ka qaadayn xariirkooda kaaso hore ay u qarin jirayn iyagoona usoo bandhigay saxaafada weliba waxaa arrintan la ogaaday xiliga ay ku beeganayd dhalashada Arjun Kapoor maaadaama labadooda baraha bulshada ay soo dhigayn sawir Romanctic ah.

haddaba waxaa arrintan wax laga weydiiyay Maliaka Arora wiilkayda kaaso ay u dhashay Arbaaz Khan waxaana lagu magacaaba Arhaan Khan waana 16 sano jir waxaana Arhaan uu yiri

” aniga ma fahamsani waxyaabaha iyo wararka laga qoro noloshada qoyskayda waana arrin qalad ah in lasoo far-geliyo arimaha qoyska aniga markasta waxaan ku faraxsanahay farxada waalidkayga maadaama aan jeclahay labadooda weligayna garabkayga ayay ahaan doona waxaan rajeenaya arrimaha inay si wanaag ah ku dhamaan doonan”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here