Muxuu kusoo dhamaaday kiiskii dacwada ee Sunny Deol iyo Karisma Kapoor maxayna maxkamada ku xukuntay?

0
1597

Waxaan horay idiin kula wadaagnay in jilayaasha kala ah Sunny Deol iyo Karisma Kapoor lagu soo eedeeyay sanadkii 1997dii iney baal mareen sharciyada tareenada isla markaasna sabab u noqdeen inuu tareen hakado mudo 25 daqiiqo.

Kiiskaas oo maxkamada yaalay in kabadan 20 sano ayaa ugu dambeyn maxkamada ku dhawaaqaday go’aankeeda waxayna sheegtay in daliil cad loo keeni waayay maxkamada kaasoo dambiile ka dhigi lahaa jilayaashaan.

Maadaama daliil cad maxkamada lahor keeni waayay maxkamada waxay bari yeeshay jilayaashaa kiiskana halkaas ayuu ku dhamaaday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here