Varun Dhawan wuxuu taageero weyn u yahay Dwayne The Rock Johnson sdio kale taageraha uu u haayo xidgaan xidga kalke wuxuu ku cadeyay bartiisa Twitterka sido kale Johnson markuu arkay wuu usoo jawab celiyay.

xiligaaso aad uu ugu farxay Varun jawabta ninka uu taageraha weyn u haayo, hadaba Priyanka Chopra ayaa shegtay hada kahor Varun inuu weydistayin uu halmar la kulansiiyo Johnson balse sida ma dhicin xili ay joogen U.S inkastoo Priyanka ay qeyb katahay filimka weyn hee Hollywoodka ah Baywath, hadane Priyanka ayaa u balan qaaday Varun in ay la kulansiin doonto.

Sikaste ahaataba Varun aya Tiwitterka lagu weydiyay hadii uu helo 5 daqiiqo oo fursad ah taaso uu kula kulmaayo Johnsin waxa uu sameyn lahaa asigoo jawaabaya wuxuu yiri,” miyee kuu ureysaa cuno uu kuu kariyay Rock? hadaba hadii aadan ka jawaabi karin suaasha aan idiin nuuroyo hadalka, tani waa hadal qabsiga uu isticmaalay Rock.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here