Home » Nolosha Jilaayaasha » Nala Daawo Quruxda Goobta Ay Isku Guursan Doonan Virat Kohli Iyo Anushka Sharma (+Sawiro)

Nala Daawo Quruxda Goobta Ay Isku Guursan Doonan Virat Kohli Iyo Anushka Sharma (+Sawiro)

Waxaa in mudo ah socoto xanta ku aadan xidigaha caanka ah ee Anushka Sharma iyo Virat kohli arooskoda xiliga uu dhacaayo.

Horey waxaa xan ahaan looshegay in uu dhici doono 12 bishaan Dec balse waa la isaga daba yimid haatana waxaa la shegay in uu dhici doono 15 bishaan Dec balse wali xaqiiq rasmi ah ama xidigahan afkooda lagama haayo warkaan.

Sidaa awged qayaas iyo warar la isla wad wado unbaa jiraan saxaafada se malahooda waxay yaqiinsadeen markee maqleen in xidigahan arooskoda kadhici doono Italy misane labadooda saacan Italy kusuganyihiin.

Horey waxaan u ogeyn Anushka iyo qoyskeda inee Italy u amba baxeen sido kalena shalay waxaa kadaba baxay Virat waxaana la shegay in ay halkaas aroos qaas ah ku gali doonan.l

Sidaa awged waxaa la soo bandhigay goobta uu arooskan ka dhacaayo ee dalka Italy ka tirsan fadlan nala daawo sawrida arooska Anushka iyo Virat mesha ay isku guursanayan sida wararka sheegayan wixii xaqiiqa ah oo aan helnaana dib ayaan idiin kaga soo gudbinena.