Home » Nolosha Jilaayaasha » Nala Ogaaw marka ay lamaanayaasha Bollywood-ka ku aqal galeen maal ka baxsan Hindiya (+sawiro)

Nala Ogaaw marka ay lamaanayaasha Bollywood-ka ku aqal galeen maal ka baxsan Hindiya (+sawiro)

Anushka Sharma iyo Virat Kohli arooskoodii wuxuu ka dhacay dalka Talyaaniga todobaadkii hore ayagoo lamaanahan baraha bulshada qabsadeen.

Hadaba waxaan idiin heynaa lamaanayaasha Bollywood-ka iska dhex doorteen kuwooda ku aqal galeen meel ka baxsan Hindiya ee sida weyn loo buun buuniyay xilio kala duwan:

Preity Zinta-Gene Goodenough, Los Angeles, USA, 2016

Lisa Haydon-Dino Lalvani, Phuket, Greece, October 30, 2016

Kunal Kapoor-Naina Bachchan, Seychelles, February 9, 2015.

Rani Mukerji-Aditya Chopra, Italy, April 21, 2014.

Vir Das-Shivani Mathur, Sri Lanka, October 19, 2014 

Rannvijay Singh-Priyanka, Mombasa, 2014

John Abraham-Priya Runchal, New York, January 3, 2014.

Diana Hayden-Colin Dick, Las Vegas, 2013

Lisa Ray-Jason Dehni, Napa Valley, October 20, 2012.

Lisa Ray

Celina Jaitley-Peter Haag, Austria, 2011

Madhuri Dixit-Sriram Nene, California, October 17, 1999