Jilaaga caanka ah Nana Patekar hader waxuu safka hore kaga jiraa Ragga lagu eedeyay inee gobood fal iyo tacaddi u geesteen dumar Bollywoodka qeyb ka ah xiliyo kala duwana falalkaas sameyeen.

Aflaamta waxuu kujilaa mid dumarka silciya balse nolosha dhabta ah ayuuba sidaas yahay Nanna oo sidaas u qalafsan yahay BOllywoodka wey wada xasuustaan 90-maadkii siduu ugu ciyaaray nolosha atiriishooyinka kala ah Manisha Koirala iyo Ayesha Jhulka.

Xidigaan marka hore Manisha ayuu ka helay jaceyl ayuuna ku abuuray heer ay nafteeda u huri karto wuuna la noolaa waliba xiriir wada noolaansho ah balse markii dambe meel cidlo ah ayuu kaga dhaqaaqay maadama uu bartay Ayesha Jhulka.

Manisha dhowr jeer ayee ka sheekeysay qiyaanada Nana u geestay iyo siduu u qasbi jiray mararka qaar waxuuna ku dulwaday Ayesha Jhulka oo iyadana uu meel cidlo ah kaga dhaqaaqay.

Ayesha Bollywoodka waxaa nolosheeda soo mareen Nana Patekar iyo Akshay Kumar sida jaraaityada ugu waaweyna hindiya qori jireen mid xiriirkiisa ay ku guuleysatayan majiro mid walbo waqti kooban ayuu la socday waana ka dhaqaaqay markii dambe Marka Nana nolosha dhabta ah ayuiba soo kufsaday soona qasbay soona qiyaana qalbigana ka jabiyay Manisha Koirala iyo Ayesha Jhulka halka Tanushree Dutta iyo kuwa kale sheegeen inuu ku xad gudbay hab fara xumeyn ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here