Napoli v Liverpool, Dortmund v Barcelona, Chelsea b Valencia iyo xiisaha leh ee caawo la ciyaari doono UCL.

0
364

Waxaa dib usoo laabtay caawana bilaaban doono tartanka ugu xiisaha badan qaarada yurub ee UCL waxaana caawo iyo habeen dambey la cayaari doonaa kulamo xiiso leh haba ugu horeeyaan kulamada Liverpool marti u noqon doonto Napoli, midka Dortmund soo dhaweyn doonto Barcelona iyo kulanka Chelsea soo dhaweyn doonto Valencia.

Hadaba halkaan hoose kaga bogo kulamada caawo iyo saacadaha ay soo kala gali doonaan.

Inter Milan v Slavia Praha 07;55pm XGA.

Lyon v Zenit, 07;55pm XGA.

Chelsea v Valencia. 10;00pm XGA.

Red Bull v Genk. 10;00pm XGA.

Napoli v Liverpool.  10;00pm XGA.

Ajax v LOSC. 10;OOpm XGA.

Benfica v RB Leipzig. 10;00pm XGA.

Dortmund v Barcelona. 10;00pm XGA.

Dhamaan kulamadaan saacadaha ku hoos xusan waa kuwa geeska afrika.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here