Natalya Oo Ku Guleysatay Ciyaarta Afar-Geesoodka Iyo Ronda Oo Cabsi-Gelisay Nia Jax


Ciyaarta Ayaa Ahayd Ciyaar Kulul Oo U Dhaxeesay Afarta Gabdhood Ee Ka socda Bandhiga Raw Ee U Tartamaya Money In the Bank Iyadoo U Dhaxeesay Afartan Gabdhood Ee Kala Ah Sasha Banks, Alex Bliss, Ember Moon Iyo Natalya Iyadoo Ciyaar Xiise Leh Ay Dhex-Maratay Ember Moon Ayaa Feer Xoog Badan Ku Dhufatay Sasha Banks Iyadoo Taas Ay Sababtay In Sasha Ay U Baxdo Ringaha Banaankiisa . Natalya Oo Ka Cabaneesay Dhaawac Jilibka Aya La Yaab Noqotay Ka Dib Markii Alex Ay Ku Qabatay Sharbshooter Oo Alex Bliss Is-Dhiibaty Sidas Ayay Natalya Guul Muhiim Ku Qaadatay . Sidoo Kale guusha Natalya Ka Dib Waxay La Kulantay Saaxiibteeda Ronda Rousey Iyadoo Natalya Ay U Rajeesay Guul . Ronda Rousey Ayaa Xalay Kulan Fool-Ka Fool La Qaadatay Gabadha Haysata Suun Raw Womens Champions Ee Lagu Magacaabo Nia Jax Iyagoo Laga Qaadayay Wareysiyo Laakin Nia Ayaa Daan-Daansiga Ku Bilowday Ronda Aya Markiiba Ka Ka Carootay Iskuna Dayday in Gabadha Xooga badan Ee Nia Ay Ku Qabato Arm Bar Nia Waxay Adeegsatay Physicall keeda Laakiin Ronda Ayaa Ugu Dambayn Ku Qabatay Nia Jax Arm Bar Oo Tustay nia in Si Walba Uu Xoog Badan Tahay In Lagu Qaban Karo Arm Bar Iyadoo Ay Balansan Yihiin Axada Bandhiga Money In The Bank Suumka Raw Womens Champions