Home » Arimaha Bulshada » Natiijooyinka Kale Ka Dhacay Bandhiga Raw

Natiijooyinka Kale Ka Dhacay Bandhiga Raw

Waxyaabaha Kale Ee Ka Dhacay Ee Xalay Raw Oo Xiiso Leh Waxaa Ka Mid Ah

Seth Rollins Oo Jabiyay Kitaarada Elias

Elias Aya Soo Bandhigayay Heeso U Qaadayay Jamahiirta Ku Sugnayd Goobta Isago Sidoo Kale Sheegay Inuu Qaadi-Doono Suun Intercontinental Championship Axada Bandhiga Money In the Bank Laakiin Waxaa Goobta Imaanaya Intercontinental champions Seth rollins Oo Weerar Ku Soo Qaadaya Elias Laakiin Elias Ayaa Cararaya Seth rollins Ayaa Helaya Gitaarada Elias Oo Taala Ringaha Isago Ka Jabinaya Oo Uu Si Weyn Ugu Carooday Elias

Axada Ayay Ciyaari-Doonan Suunka Intercontinental Championship Bandhiga Money In the Bank

The B-Team Oo Ka Guuleystayn Heath

Slater Iyo Rhyno Iyagoo Axada La Ciyaari-Doona Team Ka Haysta Wwe Tag Team Champions Ee The Deleters Of World

Dolph Iyo Drew Oo Ka Guuleystayn Team Ka Breezango

Ruby Riott Oo Ka Guuleysatay Bayley

No Way Jose Oo Ka Guuleystay Ninka Ugu Guul-Darada Badan Wwe Ee Lagu Magacaabo Curt Hawkins

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *