atariishada dhawaan laga waayay saaxada Bollywoodka Nargis Fakhri ayaa shaacisay arrin ka yaabisay dunida kaaso dhacay xiligii ay ka tirsanayd Modelka

atariishadan ayaa dhawaan waxaa wareysi ka qaaday Brittni De La Mora taaso ah jilaa hore u dhalatay dalka ingiriiska taaso hore u samayn jirtay aflaamta anshax-xumada laakiin hadda waxa ay xirfadayda u wareejisay dhanka iyo saxaafada

laakiin inta lagu guda jiray barnaamijka wareysiga ayaa atariishada Nargis Fakhri ku shaacisay arrin dad badan ay ka naxayn kaaso ah inay dalab lacago qaali u soo bandhigtay mid ka mid wargeeyada sameeya aflaamta anshax-xuamada waxaana loo shaagay inay dalabkaas ku qaadanayso lacago qaali ah

waxaana dalabkaas xiligaas u keenay wakiilkeeda isagoona atariishadan ku qaal-qaalinaayay inay ka faa’ideysato fursadaas laakiin Nargis ayaa sheegtay inay iska diiday dalabkaas maadaama ay ku hami weynayd inay noqoto atariisho aflaamta Bollywoodka samayso taaso ay suurta gashay markii ay kusoo caan baxday filimka Main Tera Hero sanadkii 2014 kaaso ay la waday Varun Dhawan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here