Netflix waxay hubineysaa inta lagu jiro covid19, inaadan u baahan inaad ka baxdo gurigaaga tan iyo xayiraada viruska sidii loogalay iyagoo keenaya taxanayaal iyo filimo aan marnaba kuu ogolaaneen inaad kasii jeesato .

Bishaan January 12,keeda 2021, Netflix waxay hoos u dhigtay ogeysiiska mashaariicda ee soowadaan sanadkan maadaama ay qorsheynayaan inay sii daayaan filimo cusub toddobaad kasta waxee udiiday inee kawada hadlaan mashaariic fogfog.

Tani waa uun heerka ugu hooseeya ee filimada oodhan , iyagoo soo dhaweenaya wijikasto oo waxtarleh kaasoo kusoo bandhiganaya webkaan caalamiga ah mashaariicdiisa madadaalada leh

Haatan Netflix waxee inoo diyaarinayaa mashruuc balaaran oo ay ku kulmayaan Xiddigaha ‘Red Notice stars’ Dwayne Johnson, Gal Gadot, iyo Ryan Reynolds kuwaasoo bilaabaya fiidiyow lagu dhawaaqayo mashruucooda cusub

Marka laga reebo filimadan, inbadan oo ka mid ah safka filimada lasugayo waxaa ka mid ah Leonardo DiCaprio iyo Jennifer Lawrence filimkooda, Amy Poehler Moxie, Jennifer Hudson’s Monster, Amy Adams ‘The Woman in the Window, Jason Momoa’s Girl Girl, Jennifer Garner John David Washington iyo Zendaya’s Malcolm & Marie iyo kuwo kale. Oo badan

Dhamaan intaa idiin soo sheegay waa mashaariic udiyaarsan netflix .. Taariikhdooda hordhaca ah ee dhammaan filimadan wali lama shaacin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here