Waxaa maalmahan baraha bulshada lagu faafiyay aragti ama kaarto la sameeyay oo taageerayaasha Nia Sharma (Aarohi) ay sameyeen waxayna ula jeedaan aragtida taxanaha Naagin waaye ayee lee yihiin.

Waa aragti Fakr ah balse qaabka loo habeeyay ayaa dadka qaar ay run u maleyeen waxayna isdhaheen waaba xaqiiq aragtidaan midaasna waxaa ugi wacan jaceylka ay u qabaan taxanahana qeybtiisa afaraad iyo Nia oo hogaamiyr looga dhigay.

Naagin 4: Fan made poster of Nia Sharma as Naagin creates a frenzy on social media

Nia Sharma ayaa hogaamin doonto midaasna waxaa baraha bulshada ku shaacisay Ekta Kapoor oo ah qofta iska leh musalsalkaan sido kalena maalgalineysa sheekadana barteeda ayaa laga wadaa balse markaan sheekada waxaa lagu soo kordhina waxyaabao daawadayaasha cajab galin doonaan.

Bartamaha December ayaana la daawan doonaa xalqada kowaad ee Naagin 4 sido kale waxaa goordhow lagu dhawaaqi doonaa jilayaasha cusub ee lagu soo kordhin doono taxanahan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here