Fanaanka heesaaga ah hadana jilaaga ah ayaa wacdaro kadhigay xaflad Holi loogu dabaal dagaayey ee ay dhigteen qoyska hantiilayaasha ah ee reer Ambani waxaana xafladan ku wehelisay misane u kaxeeysay xaaskiisa Priyanka Chopra sidaan maqaal hore idiin kula wadaagnayba isla xafladan markee PeeCee imaaneysay waxay diidday inee salaam gacanta ah ka qaado xubin kamid ah qoyska oo aqalka dibaddiisa jooggay.

Hadaba muuqaaladii laga duubay xidigahan markee Ciyaarayeen ama Dance muujinayeen xili Holi lagu gudajieay waxaad arkeysa Nick oo tiishka gacmaha lagu tiro ookale isaga tir tiraayo gacmihiisa labiskii Priyanka gacmihiisa kalaro badan ayaa gaareen ama waxyaabo kaleba.

Balse arinka dad badan madadaalo ka dhigteen kuna qosleen ayaa ah in cambuurkii ay wadatay tiish laga dhigto dadka qaar ayaa dhaheen,”Nick mq waxuu mooday inee Priyanka hooyadiis tahay” sida guud cunuga markuu cunteeyo maro uu gacmaha isaga tiro ma raadsado ee dharka hooyadiis xirantahay ayuu ku tirtirtaa waana sababta dadkii ka faaloodeen inta badan sidaa udhaheen.

Markuu Nick sidaa sameynaayey Priyanka ma aysan arkeeynin balse muuqaalada Internet-ka lasoo galiyay dabcan wey ka arki doontaa markaas ayeena Nick guriga ku xisaabin doontaa iyo sababtu sidaa u sameeyay kkk.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here