Home » Wararka Maanta » Nick Jones Iyo Qoyskiisa Oo Imaadayn Mumbai Sidii Ay Ugu Qayb-Galaan Xaflad Faraanti-Geliska Isaga Iyo Priyanka 

Nick Jones Iyo Qoyskiisa Oo Imaadayn Mumbai Sidii Ay Ugu Qayb-Galaan Xaflad Faraanti-Geliska Isaga Iyo Priyanka 

Priyanka Chopra Iyo Nick Jones Ayaa Qaatayn Ciwaanada Saxaafada Dalka India  Taaso Ah Wara Xan Ah Oo Ku Aadan Xariirkooda Jaceylka Ah Iyadoo Dhawaan Warar Xan Ah Ay Sheegayeen In Nick Jones Iyo Qoyskiisa Ay Imaan-Doonan Mumbai Si Ay Ugu Qayb-Galaan Xaflad Faraanti-Geliska Isaga Iyo Priyanka Laakiin Hadda Xan Maaha Warkaas Ee Waa Mid Run Ah Ka Dib Markii Sawiro Laga Soo Qaaday Iyagoo Airport Magaalada Mumbai  Kasoo Baxaya

Iyadoo Xaflada Faraanti-Geliska Dhawaan La Dhici-Doono Isagoo Ka Dhici-Doona Guriga Qoyska Priyanka Sababtoo Ah Priyanka Waxay Doonayso Inuu U Dhaco Arooskooda Sida Dhaqanka Hindu-ga Ah

Iyadoo Wax Walba Hadda Ay Cad Yihiin Iyadoo Labadan Lamaane Ay Wada Socdayn In Ka Badan 2 Bilood Kaliya Taaso Ay Isku Fahmayn Oo Hadda Mar Dhow U Dhici-Doona Arooskooda

Halkan Hoose Ka Daawo Sawirada Nick Jones Iyo Qoyskiisa Oo Kasoo Baxayaan Airport