Ajayjay Devgan aya bartanka kaga jira mashquul aad u daran isagoo isku wada dhawr shaqo kuwaso isugu jira filim duubis iyo maalgelinta aflaamta

Ajay aya maalinti shalay xili u socday inuu bilaabo duubista filimka Gangubai Kathiawadi kaaso ay hogaamiye ka tahay Alia Bhatt halka uu Director ka yahay Sanjay Leela Bhansali

Ajay marka u tagay goobta filimka lagu duubayo waxa so wajahday xaalada culus markii nin ka hor istaagay gaarigiisa kaaso uu diiday aktarkan inu galo istuudiyaha filimka lagu duubayo

Ninka ayaa la aqoonsaday waxaana magaciisa lagu sheegay inuu yahay Rajdeep Ramesh Singh

ninkan ayaa la sheegay inuu aad uga xumaaday Ajay Devgn kaaso qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka ee ku saabsan mudaaharaadka beeraleyda ee dalka. 

Markiiba waa la xiray ninkan sida ay sheegtay ANI, booliska Mumbai ayaa xaqiijiyay in Rajdeep Ramesh Singh lmarkii dambe dammaanad lagu sii daayay

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here