Sidharth Malhotra iyo Alia Bhatt 7 sano kahor ayuu bilawday xiriirkooda kadib markee iskula soo shaac baxeen Filimkii Student of The Year ee 2012 la daawaday mudo 4 sano ah ayaana la isku xamanaayey oo ay xiriir lahaayen dadkana u muujin jireen balse afka kama aysan qiran waligood.

2016 qeybaha dambe ayee kala hareen lamaanahan laman oga sababte safaaradaha ukala qaateen balse Alia ayaa Ranbir xiriir la yeelatay dhamaadkii 2016 ilaa bilawgii 2017 mudo 3 sano kudhowaad ah ayeena wada socdaan hader.

Waxaa la sheegay in Sidharth Malhotra ka hinaasay ama ka maseeray lamaanahan magacyadooda la wad wado meel walba waxuuna ku fikirayaa inee mar uun usoo noqoto Alia Bhatt oo saaxiibtiisa ahed noloshana wax badan iskala fahmeen intee isla socdeen.

Hader waxaaba la hadal hayaa arooskooda saxaafada waxay leeyihiin xaalka Sidharth siduu noqon doonaa hadii Alia guursato Ranbir dhanka kale xidigaan isaga xitaa dhaq dhaqaaq ayuu sameeyay markee Alia ay Ranbir la saaxiibtay asna Jacqueline Fernandez ayuu la saaxiibay si uu oga maseersiiyo Alia.

Hadana Kiara Advani ayaa lagu xantay dhowr iskuday ayuu sameeyay balse Alia dhag jalaq uma siin waxay leedahay Ranbir-keyga waxaadba mooda inuu ka dhex qeylinaayo Ranbir Kapoor heer Varun Dhawan magaciisa Ranbir Kapoor la noqdo ayee gaartay sheekada kkkkk.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here