Taageerayaasha adduunka waa kala daran yihiin waxaana la diwaan galiyay ficilada layaabka leh ee qaar kamid ah taageerayaal sameyeen kuwaaso hadaa ogaato aad la yaabeyso adigana.

Superstar Aamir Khan oo kamid ah dadka aduunka ugu caansan ayaa hada kahor dhacday nin taageero u ah inuu usoo safro xidigaan masaafo dheer isagoo kaliya baaskiil gaadiid ka dhigtay.

Kishore Kumar waa nin taageero waali u ah Aamir Khan tuullada Ranchi ilaa Mumbai ayuu 1700 km ugu soo safray si uu ula kulmo Aamir Khan.

Mudo 2 maalmood ayuu saldhiga Police-ka seexday wuuna diiday inuu ku noqdo tuuladiisa ilaa uu Aamir kala kulmo.

Ugu dambeyn wuu la kulmay sanadkii hore ayeena sheekadan dhacday aduunka waxaa ku nool Taageerayaal cajiib ah oo falalka ay sameyaan aad loola yaaabo.

Walaal xayeysiimaha Web-ka mid kamid ah kudhufo hadii aad awoodo abaal ayaan kaaga heynaa Mahadsanid.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here