Home » Arimaha Bulshada » Nin u dhashay England oo faras la xaajooday iyo kiis fool xun oo lagu heysto 44 sanno jirkaan!

Nin u dhashay England oo faras la xaajooday iyo kiis fool xun oo lagu heysto 44 sanno jirkaan!

Nin degan magaalada Sheffield ee dalka England ayaa waxaa lagu soo oogay dacwad la xiriirta inuu faras yar haweystay.

44 sanno jirkaan waxaa lagu magacaabaa Alan Barnfield, wuxuuna u sheegay Maxkamadda in uusan waxba ka ogeyn arrintaan – inkastoo laga soo duubay muuqaal caddeynaya inuu faras u galmooday.

Alan Barnfield ayaase sheegay in uusan xiiseyn inuu xayawaanka u galmooda. Si kastaba ha ahaatee, kiisaska laga hayo ayaa tilmaamaya inuu laba xawayaan u galmooday.

Hadana faras ayaa lagu qabtay 44 sanno jirkaan. Sawirro dheeraad ah oo caddeyn loo cuskan karo ayaana taleefoonkiisa laga helay.

Si kastaba ha ahaatee, dhecaanka DNA ayaa laga qaadi doonaa labada dhinac si loo helo caddeyn loo isticmaalo go’aanka kama dambeysta ah ee dhanka Maxkamadda ka imaan doono.

3 Responses to Nin u dhashay England oo faras la xaajooday iyo kiis fool xun oo lagu heysto 44 sanno jirkaan!

  1. adnan awil

    November 25, 2017 at 11:18 pm

    asc asxbta beryahan webka waxa kusoo badanaya warbixino aan wax micno ah ku fadhiyin ama diin ahaan inooo diidaya ka sheekayntoda markas bahda filimside
    waxan ka codsan laha in aad ka fiirsatan warbixinaha aaf dabacaysan si ay u noqdan kuwo raaligelinaya bulshada webka ku xiran webilahhi tawfiiiiiiiiiiiq

    • Naif

      November 26, 2017 at 8:15 am

      Adnan awil thumps up to you.

    • Zakarie Abdi

      November 26, 2017 at 9:03 am

      Wcs walaal mahad sanid in badan, dhaliisheena waan qaadaneynaa insha Allah waxyaabaha anshaxa iyo aqlaaqda aan u wanaagsaneyn lama soo daabici doono maamul ahaan ayaan idin kaga balan qaaday.