Bollywood King Khan Aka Shah Rukh Khan xaalkiisa Box-office-ka waa mid hooseyo meel tacbaan ah ayuuna marayaa waxaana ugu wacan mudo 6-sano ah inuusan arkin Filim Hit u noqfa sido kale 3-sano kahor ayaana ugu dambeysay Filim u guuleysta.

Khan wali ma uusan saxiixan Filim cusub wixii ka dambeeyay Zero oo 2018 la daawaday waxuuna ku dhawaaqay inuu mudo ka nasanaayo Filim jilista dooqisana dib u sixi doonk si sheeko fiican u doorto hadaba hader waxaa la doonaya King Khan in awoodiisa si deg deg ah lagu soo celiyo iyadoo Salman Khan loo soo maraayo.

SRK qorsho cusub ayaa lala wadaagay waxaana loo sheegay in xaalka ku xunyahay laga maarmaana tahay inuu Salman Khan Filim la sameeyo balse Filimkaas isaga caawiye uu ka noqdo halka Sallu hogaamiye looga dhigaayo warar xan ah ayaana sheekadan faafiyeen sido kale sababtana waxay tahay in Salman awoodiisa meeshii ugu sareysay joogto waqtigaan.

Shahrukh oo iska ilaalin jiray in shaashada lagu garaaco si gaar ah ninkuu la xifaaltami jiray ayaa dalabkaan aad ola yaabay waxaana loo raaciyay Filimkaan cusub inuh Director ka noqon doono Rajkumar Hirani waana ninkii horey usameeyay Filimada Munna Bhai, 3 Idiots, PK iyo Sanju.

Khan wuu ku gacanseeray dalabkaan sida la sheegay waxuuna ku dhawaaqay inuu kusoo laaban doono Filim isaga uu hogaamiye ka yahay balse waligiis ma aqbali doono Filimu caawiye ka yahay Salman na hogaamiye ka yahay sida wararka ay sheegayaan.

Akhriste sheekadan maxaa ka leedahay SRK maku saxsanaa go’aanka uu qaatay mise inee khalad sameeyay ayee kula tahay maadama xaalka ku xunyahay inuu iska aqbalo ayee ahed fikirkaada ka dhiibo arinkaan.

3 COMMENTS

  1. zhp magaca haduu atoore cawiye ma talayo magaca king of bollwood dhayala loguma bixiyen salman khankan aad taagertidna google waxa looga aqoon sanyahay atoreha ugu xun looguna nacebyahay anuu saa ma odhane google cadeeyay

  2. SRK sidiisaba waa SRK isma badalayo waligiiba xaaladu haku xumaatee aniga ahaan waxaan qabaa wuu ku saxan yahay arintan waana waxaan ku taageerno bahda filim sidena waan uga mahad celinayaa sidey inoogu soo gudbiyaan wax waliba oo kusaabsan bollywood tan iyo 2015 kii

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here